Wafdi Heer Sare oo ka Socda Dowladda Federaal Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Laascaano,...
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wafdi Heer Wasiir ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah ka Ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo gaaray magaalada...
Madaxweyne JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad Qaran u jeedinaya Shacabka Soomaaliyeed kuna...
Muqdisho(Wargeyska Dalka) ;-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Shacabka u jeedinaya khudbad ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee Dalka iyo tallaabooyinka Dowladdu...
Dowladda Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee Madax-Bannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee...
Indonesia (Wargeyska Dalka);-Dowladda Indonesia ayaa waxa ay si cad u sheegtay taageerada ay u hayso Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo wadajirka Qaran ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal ku dilay 17 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Argagixisada...
Shabeellada Dhexe (Wargeyska Dalka) ;-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa xalay fuliyay Howlgal Cirka ah oo ka dhacay Deegaanka Jabad Godone...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socota Hay’adda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Masuuliyiin...
Xidhibaanad Golaha Shacabka BFS oo meelmariyey Axdiga Xakameynta Tubaakada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada.
Kulanka Xildhibaannada oo ay fadhiyeen 142 mudane ayaa waxa Axdigan...
Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay keydad biyo ah oo ay lahaayeen Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay keydkii biyaha ay isticmaali jireen Khawaarijtii laga xoreeyay deegaanka Jilib Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuweyt
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, aya Magaalada Jidda Kulan kula yeeshay Dhiggiisa Dawladda...
Dibad Bax ka Dhan ah Xadgudubka Israa’iil oo ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Bannaan Bax ka Dhan ah Faragelinta iyo Xadgudubka YH-da Israa’il ay kula kacday Midnimada Dalkeenna ayaa Maanta ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon...
Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka Maxaas oo Jab Culus Gaarsiiyay Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):–Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka ee Macawisleyda Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay Howlgal Ballaaran oo si Weyn loogu jabiyay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta, kaasi oo ka dhacay...










