๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta Maanta ah Xarigga ka jaray Dugsiga Gabdhaha Darmooley, oo...
Laascaano waa Xuddunta Midnimada Dalka Soomaaliya
Soomaaliya waa Qaran ka mid ah Dalalka Afrika ugu Geesisan Taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu Qaaradda ku fidayay si fudud, Soomaalidu ma aqbalin in...
Guddoomiye Muungaab โSi loo adkeeyo Amniga Caasimadda, waxaan billaabnay Diiwaangelinta Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka...
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta ka hadlay Bannaan Bax ay saakay dhigeen qaar...
Taliska Ciidanka Booliiska oo Askarta Hubeysan ka Mamnuucay in ay isticmaalaan Mootada Fekonta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay in Askari Hubeysan uu Isticmaalo Mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban in Askari...
Raโiisul Wasaaraha XJFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan Magaalada Laascaano
Laascano(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan Miro-dhal ah la yeeshay Odayaasha ku sugan Magaalada Laascaano , oo ka mid ahaa Wufuudda...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fashiliyey Weerar Khawaarijtu ku qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Weerar ay Maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa...
Madaxda Qaranka oo Maanta ka qeyb gashay Munaasabadda Caleemo Saarka Maamulka Gobolleed Waqooyi Bari
Laascaano(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Raโiisul Wasaaraha XJFS, iyo Madax kale oo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Dalka...
Magaalada Laascaanood oo Maanta lagu qabanayo Munaasabada Caleemo Saarka Madaxda Waqooyi Bari
Laascaano (Wargeyska Dalka):-Waxa Maanta Magaalada Laascaano ee Xarunta Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari ka Qabsoomaya Munaasabada Caleemo Saarka Madaxda Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari oo Dhowaan...
Magaalada Laascaanood ee Xarunta MGWB oo Xalay lagu qabtay Banaanbax Weyn oo lagu Taageerayo...
Laascaano (Wargeyska Dalka):-Magaalada Laascaano ee Xarunta Maamul Gobolleed Waqooyi Bari Soomaaliya waxaa Xalay ka dhacay Banaanbax Weyn oo lagu taageeray Midnimada iyo Wadajirka Dhulleed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laascaanood ku Qaabilay Wafdi Ballaaran oo ka Socda Dalka Jabuuti
Laasacaanood(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hoyga uu ka Degan yahay Magaalada Laascaanood ku qaabilay, Wafdi ka socda Dowladda...










