Duqa Muqdisho oo sheegay in ay dhiirra gelin doonaan cid kasta oo door ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu dhiiragelin doono cid kasta oo door...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameenaayo tuulada cayaaraha ee Stadium...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska iyo horumarinta lagu sameenaayo tuulada cayaaraha dalka ee Stadium Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare...
Wasiir Fiqi oo Qaabbilay Agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Marwo Marina Walter, oo ah Ku-xigeenka Agaasime Goboleedka Dalalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo muqdisho ka furay barnaamijka Badmaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta...
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...
Wasiirka Difaaca: Guud ahaan ATMIS in kabadan 27 goobood ayaa lagala wareegay
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay qorshaha howlgalka gaba-gabada ah ee ATMIS.
Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka...
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS, 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) oo ka qeybgalaya Shirweynaha Dhijitaalka ee Dowladaha Afrika 2024 oo ka dhacay magaalada...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: Boolisku waa hay’adda udub dhexaadka u ah siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in hay’adda Boolisku ay udub dhexaad u tahay arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha, la’aanteedna aysan waxba socon Karin.
Mudane Xamse...
Wasiirka Caddaaladda oo sagootiyay sharci yaqaanno waxbarasho ka helay dalka Turkiga
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa munaasabad sagootin iyo dardaaran ah Muqdisho ugu qabatay sharci-yaqaanno ka tirsan howl-wadeennada Wasaaradda oo waxbarasho sare...
Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...










