Horumarka Dalka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST oo ka howl gasha...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

0
Ra”iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka “15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.”

0
Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ayaa sheegay...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Starlink guddoonsiisay rukhsadda adeegga internetka

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta oo ka dhacday caasimadda waxaa ka soo...

Golaha Wasiirrada XFS oo bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya qeybo...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 Biixi 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 m𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 s𝐚𝐧𝐝𝐮𝐮𝐪𝐚 h𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 d𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay mas’uuliyiin...

Wasiir Maareeye oo furay kulan looga hadlayay kobcinta wax soosaarka dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku dhawaaqay kulan hordhac ah oo ku saabsan “Shirka Qaran ee Maalgashiga...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi. Wasiirka ayaa...