Horumarka Dalka

Guddoomiye Aadan madoobe oo qaabbilay wafdi ka socda Sweden

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Cecilia Bylesjรถ oo ah la...

Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Kusimaha Safiirka dalka Libiya...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef

0
Wafdi uu hoggaaminayo ku-simaha Madaxa Unicef ahna Madaxa barnaamijyada Naser Sayid ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle. Ugu horeyn masuuliyiinta...

Duqa muqdisho oo dhaggax-dhigay toddoba waddo oo interlock ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ka dhaggax-dhigay 7 waddo...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada...

0
Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo ayaa kulan la yeeshay Danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee...

Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah

0
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon korarsi ah oo loo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah la qaatay ๐Œ๐ซ. ๐‡๐ข๐๐ž๐ค๐ข ๐Œ๐š๐ญ๐ฌ๐ฎ๐ง๐š๐ ๐š oo...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo warbixin ka dhageystay Saraakiisha Booliska Koonfur Galbeed

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka dhageystay Saraakiisha Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbixinno...