Fursadaha Cusub ee Gundhigga u ah Jidka Casriyeynta Shiinaha “ka hor taga Xasilooni darrida...
W/Q: Ambassador Fei Shengchao, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Dunida waxaa ay sii noqoneysaa mid dhib iyo qalalaasiyo hareeyeen, faafidda cudurka qarnigiiba mar dhaca, qalalaasaha Ukrain...
Dhammaadka Al Qaaciddada Soomaaliya (WARBIXIN)
Waayadaan waxaa soo baxaya warbixinno ku saabsan Argagisada Caalamka,kaasoo ay soo saarto Dowladda Maraykanka, sidaasin awgeed waxaan dul istaageynaa warbixinaddii ugu dambeeyay ee ka...
Shalay & Maanta Lacibka C/Xafiid Halyeeyay hibadiisa la joojin waayay markii Jalaafooyin badan loo...
Bini'aadam daaye Buuruhu kuma hor istaagi karaan, cunsuriyaduna kuma curyamin karto markuu ku hubaysan yahay hibo hindiseed & hal abuur eebbe kuu hibeeyay, kuma...
WARGEYKA DALKA OO ISNIIN WALBA SOO BAXA KALA DAG LINKIGA HOOSE
https://drive.google.com/file/d/1WRW_xH1i8tLhz-SPNszOQQPKGCq6OvdM/view?usp=sharing
“TAARIIKH KOOBAN” HAY’ADDA TAYO-DHOWRKA SOOMALIYEED (SOMALIA BERRU OF STANDARD)
Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed waa Hay’ad utaagan hubinta tayada cuntada, Daawada iyo dhamaan badeecadaha Kala duwan ee dalka soo gala, sidoo kale waxa ay hubisaa...
XUSKA TODOBAADKA NAAS NUUJINTA.
1-da Bisha Agoosto sanad kasto waxaa caalamka lagu qabtaa munaasabad lagu xuso muhiimadda Naasnuujinta u leedahay Dhalaanka iyo Hooyada. Munaasabadda ayaa socota muddo toddoba...
HAB-DHAQANKII RASUULKA (NNKH) MAXAAD KA TAQAAN?
Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...
8 TALOOYIN OO KAA CAAWINAYA INAAD GAARTO YOOLALKAAGA
Qof kasta oo inaga mid ah Alle (SWT) waxa uu siiyay afar iyo labaatan saacadood (24hrs) maalintii. si kastaba ha ahaatee balse waxa farqiga...
NIMCO WALIBA NUSQAANTEEDA LEH (ROOBABKA XAGAAGA)
Inkastoo uu barwaaqo Eebbe inagu galadaystay oo inaanu uga mahad celino mooyee aan tabasho iyo tawaawac toona inaga mudnayn haddana roobka Muqdisho sida joogtada...