Dhaqaalaha

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood oo booqasho ku tagay jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirka xiliga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

0
Ra”iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 Biixi 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 m𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 s𝐚𝐧𝐝𝐮𝐮𝐪𝐚 h𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 d𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay mas’uuliyiin...

Wasiir Maareeye oo furay kulan looga hadlayay kobcinta wax soosaarka dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku dhawaaqay kulan hordhac ah oo ku saabsan “Shirka Qaran ee Maalgashiga...

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shirka hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay...

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shir-weynaha maareynta deymaha caalamiga ah

0
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shir-weynaha Maareynta Deymaha Caalamiga ah ee Ganacsiga iyo Horumarinta Qaramada...

Golaha shacabka oo ansixiyay sharciga hay’adaha maaliyadda

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa oggolaatay 142, hal xildhibaanna waa uu...