Shirweynaha Bangiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ (๐๐๐
๐-๐๐๐๐) oo goordhow ka furmay Magaalada Muqdisho.
Shirkan oo socon doona muddo laba maalin ah waxaa halku dhigga...
Golaha shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise...
Raโiisulwasaare kuxigeenka oo furay Shirweynaha Dalxiiska Soomaaliya
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXIN)
Sannadkii 2020-kii, shirkadda sahaminta ee Norway, TGS, ayaa ku qiyaastay in qeyb ka mid ah badda Soomaaliya uu ku jiro keyd Saliid oo ku...
Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsanayso horumar ballaaran haddii ay haweenku la...
Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka.
Shirkaan oo socon doona muddo saddex...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara.
Qorshahan ayaa la doonayaa in Hal...
Shir looga hadlayay dhaqaalaha Baluugga ah oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho
Waxaa Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan talo wadaag ah oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay kaga doodayeen dhinacayada ku howlan dhaqaalaha bulluugga ah.
Kulanka...
Hantidhowraha Qaranka oo Norway kula kulmay Ururka Caalamiga ah ee Hayโadaha Hantidhowrka
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah ee...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Kawaanka Hilibka dharkeenley
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada...