Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal taariikhi ah ku tegay magaalada Aadan Yabaal oo ka mid ah degaannada...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada ee Caalamiga ah
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada qaatay habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ee loo yaqaan IBAN.
IBAN ayaa ah...
Duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha rugta Ganacsiga oo ka wada hadlay horumarrinta dhaqaalaha Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Cabdikariin Gabeyre, ayaa...
Shirka Daahfurka Warbixin Muuqaaleedka Dhaqaalaha dalka ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho
Wasaaradda Qorsheynta ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay shirka warbixin muuqaaleedka dhaqaalaha dalka.
Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya Wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda, Dowlad Goboleedyada...
Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah
Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...
Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta Kalluumeysiga
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark...
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka
Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka...
Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”
Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan...
Soomaaliya iyo waddamada saaxiibka la ah oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Cali Cumar iyo La-taliyaha Amniga Qaranka, Xuseen Macallin, ayaa waxay magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmeen saaxiibbada muhiimka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay ururka Iskaashiga Islaamka March...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta kula kulmay caasimada Muqdisho mas’uuliyiin ka socotay ururka Iskaashiga Islaamka.
Mudane...