Dalxiiska

Koobka Adduunka ee 2022 oo maanta ka furmaya dalka Qadar

0
Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20/11/2022, magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar si rasmi ah uga furmi doona koobka Adduunka oo...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Sooamaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayay oo booqday Qunsuliyadda Guud...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa booqashooyin ku tegay Qunsuliyadda Guud iyo Ergada Jogtada...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

Madaxweyne Laftagareen oo kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka...

Muhaajiriin dhaawacayo ka duwan qabo oo laga helay Giriigga

0
Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda laheyn, ayaa sheegay in galankii danbe ee shalay ay jasiiradda Giriigga ee Lesbos ka heleen muhaajiriin dhaawacyo kala duwan qaba...

Wasiirada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmay

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges. Wasiirka ayaa...

UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka...

Wasiirka deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka

0
Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa magaalada New York ee dalka mareykanka kulan kula qaadatay wasiirka arrimaha dibadda ee...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabbilay wafdi kasocday Hay’adda IOM

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...