Cayaaraha

Indoniisiya ciyaar kubadda cagta oo sababtay dhimashada 129 qof

0
Wararka laga helayo Dalka Indoniisiya ayaa sheegaya in ay dhinteen 129 qof tiro ka badan 210 na dhaawacmeen ka dib markii rabshado ka dhaceen...

Weerar sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

0
Taliye Maxamed Raamsade oo ka mid ah saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa xalay lagu weeraray Guriga uu Kismaayo ka degan yahay, weerarka oo loo isticmaalay...

Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado

0
Sanadkiiba mar ayaa laqabtaa koobkaan oo ah kan ugu xiisaha iyo daawashada badan koobabka laga dheelo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Afarta Waxood ee Karaamo,...

Waxaa lashaaciyey isku aadka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

0
Isku aadka tartanka  Kubada Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada G/Banaadir 2021 ayaa caawa lashaaciyey. Tartankan oo ah tartan xiisabadan ayaa sanadkiiba mar looqabtaa ciyaaryahanada degmooyinka Gobalka...

Messi oo mar kale badbaadiyay Barcelona xilli uu kursiga keydka ku soo bilowday.

0
Xiddiga reer Argentina ayaa kursiga keydka ka soo kacay si uu wax ugu badalo ciyaar ay Real Betis hogaanka u heysay, iyadoo ay xusid...

Laporte oo si maldahan u sheegay in uu ka tagi karo kooxda Man City.

0
Daafaca reer France ayaa ku soo laabtay safka koowaad ee Pep Guardiola kulankii Burnley, laakiin wuxuu qirtay in laga yaabo inuu meel ka baxsan...

Messi oo labo kulan oo ganaax ah garka loo galiyay ka dib casaankii ugu...

0
Messi ayaa la ganaaxay kaliya labo kulan ka dib casaankii ugu horeeyay ee Barcelona laakiin racfaan ayaa weli u furan kabtanka Barcelona. Superstar-ka reer Argentina...

Barca oo qaab bilaash ah ku dooneysa Aguero.

0
Barcelona ayaa xiiseyneysa inay si xor ah kula soo saxiixato weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida ay qortay The Sun. 32-jirkii hore...

Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado inuu ka dhaco...

0
Kooxaha Raadsan iyo Rajo ayaa galabta ku ballansan garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ah mid aad...

FIFA Oo Si Rasmi Ah U Aqoonsatay Garoonka Mogadishu Stadium.

0
Xidhiidhka kubada cagta Adduunka ee FIFA ayaa si Rasmi ah u aqoonsatay garoonka Mogadishu Stadium una aqoonsatay in uu yahay garoon heer caalmi ah. Garoonka...