QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya
Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay wafdi ka Scoday Dowladda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim iyo Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa kulan la qaatay wafdi ka Scoday...
Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka Hirshabelle oo kormeeray Xeryaha Barakacayaasha Gobolka Hiiraan
Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle, Cabdi Mahad Qoorgaab oo ay wehliyaan Xildhibaano iyo Saraakiisha Hay’adaha ka howlgala Gobalka Hiiraan ayaa...
Olollaha tallaalka cudurka dabeysha oo Baydhabo ka bilowday
Wasaaradda Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daah-furtay wareegii saddexaad ee tallaalka Dabeysha (mOPV3).
Munaasabadda lagu daahfurayay waxaa ka...
Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay ka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha deegaanka ee Qaramada midoobay UNEA 5
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Arbaco ahayd magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Kalfadhiga 40-aad...
RW Rooble oo isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen.
Ra’iisul...
WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 toddobaadkii hore
Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la...
Gabdho tababar umulisanimo loogu qabtay Kismaayo
69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid ah ayaa magaalada Kismaayo loogu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan barashada...