MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa dhammaan Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duulaysa saameynta caabuqa cudurka faafa ee Covid’19 oo hirkiisii sedexaad uu ku faafaayo gudaha Soomaaliya iyo talooyinka...
Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah...
Qeybtii labaad ee Talaalka ka hortagga Covid 19 oo dalka laga bilaabay
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19.
War qoraal ah oo...
Ilaa 21 Bukaan oo la xaqiijiyey in ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka...
War Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Ku Saabsan Tallaalka CONVID19.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeno doono bishaan...
Xuska Maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho Ilayskadalka-Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la’aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.
Munaasabadda oo ay si wadajir ah u soo...
Xanuun halis ah oo ka dillaacay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuun looga shakisan yahay cudurka Dengue uu ka dillaacay qeybo ka mid ah dhulka Dowlad degaanka...
Dhallinyaradda is abaabulay oo dhaqallo uruurin u sameyay dadkii ku wax yeelobay fatahaadaha wabiga...
Kullan ay dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan ku qabteen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxay kaga hadleen...