Arrimaha Bulshada

Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho

0
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Turkiga

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktas...

Duqa Muqdisho oo sheegay in ay dhiirra gelin doonaan cid kasta oo door ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu dhiiragelin doono cid kasta oo door...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameenaayo tuulada cayaaraha ee Stadium...

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska iyo horumarinta lagu sameenaayo tuulada cayaaraha dalka ee Stadium Muqdisho. Raโ€™iisul Wasaare...

Wafdi ka socda BFS oo Switzerland uga qeyb-galaya Kalfadhiga 149-aad ee Baarlamaanka Aduunka

0
Geneva-Switzerland October, 12, 2024: Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay masโ€™uuliyiin ka tirsan hayโ€™adda IHH

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 70-aad ee kasoo wareegatay maalinta calanka Soomaaliyeed ee...

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 70-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay lana...

Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed oo abaalmarisay jilayaasha Taxanaha Dabin

0
Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed ayaa xalay abaalmarin guddoonsiisay jilayaasha Taxanaha Dabin, shirkadda Asal oo maalgelisay iyo App-ka Nasiye oo lagu soo bandhigay, maamulayaasha, jilaayaasha iyo...