Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis waxbarasho+Sawirro
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Mudane, Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista Sayniska...
SIDEE KHAWAARIJTU U DILEEN SHAHIID HIBAAD CALI DASAR? (WARBIXIN)
Halgamaa Hibaad Cali Dasar ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban, wuxuuna halganka ka dhanka ah Khawaarijta u...
SANADKA 2023 WUXUU NOO YAHAY SANADKII ADEEG BIXINTA DOWLADDA (WARBIXIN)
Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ahaa mid koritaan sare samaynayey,sida hanaanka...
RISAQAAGA RABBAA QORAYE HA KA RADIN MEEL BAAS.
Erayga "Risaq) isir ahaan wuxuu ka soo jeedaa afka carbeed, nuxurkiisuna waa deeq jaad walba leh oo Eebbe inoogu talo-galay inaynu ku noolaanno intaanu...
DUGSI 70 SANO QUR’AAN-KA KARIIMKA LAGU BARAN JIRAY OO KHAWAARIJTA XIRTAY (WARBIXIN)
Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15 sano oo dalkeena iyo dadkeena...
WAXTARKA AY LEEDAHEY QUDAARTA CAGAARAN.
Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faa’idooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay qudaarta qaar, waxaana ka mid ah:-
1) Sare ee Antioxidants...
BARASHADA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE
Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa uu ka mid yahay Afarta Gobol ee ka tirsan Jamhuuriyadda Soomaaliya ee isku darsaday Bad iyo Wabi.
Waxa uuna qani ku...
BARASHADA DHISMA-AFEEDKA (QEYBTII 3 -AAD)
Qeybtii 2-AAD ee qormada waxaanu kaga soo hadalnay magac uyaalada, anigoo u kala saarnay dhowr jaad oo aanu aynu hal laanoo kamid ah faahfaahinay,...
Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Oo La Horkeenay Labo Sharci Oo Muhiim ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha...
Guddoonka cusub ee guddiga dib-u-eegista dastuurka oo maanta shiray
Guddoomiyaha guddig dib-u-eegista iyo la socodka dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Xuseen Iidow ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii koowaad ee guddiga.
Guddiga Dastuurka...