Xuska maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo
21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weyn quluubta bulshada Soomaaliyeed, waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ka...
ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA
Islaamku wuxuu aabaha iyo hooyada ku waajibinayaa in ay u istaagaan barbaarinta ubadkooda oo ay lagama maarmaan tahay in ay ahaato barbaarin wanaagsan oo...
DUCADA WAALIDKA WAA FURAHA JANNADA
Bari baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...
AKHLAAQDA IYO XISHOODKA GABADHA MUSLIMKA AH
Ka hadalka Mowduucan ma ahan wax lagu soo koobi karo maqaal yar, waa mowduuc aad u ballaaran oo aan qoraal yar looga bogan karin,...
HAWEYNEY NINKEEDA KA XAREEYSAY ROOBKA IYADOON U QASDIN
Sheekadan aadka xiisaha u leh ayaa ah sheeko xiisa galin doonta aqristayaasheena Wargeyska Dalka oo aalaaba aan Ku soo gudbino sheekooyin xiisaleh oo Kala...
HA QUUSAN (SHEEKO GAABAN)
Waxaa jray niman ganacsato ah oo saaxiibo ah waxayna u kala gooshi jireen safarro dhaadheer oo dhinaca badda ah iyagoo soo qaadi jiray ganacasiyo...
HIDDO, DHAQAN IYO ASAL RAAC
Marka aad maqasho hidde iyo dhaqan waa labo is dhashay waxaa weyn hiddaha oo dhaqanku wuxuu ka soo jeedaa hiddaha oo waxaa waalid ah...
XULASHADA GAYAANKA.
Guurku waa hannaan lama dhaafaan ah oo taranka aadanaha udub-dhexaad u ah, waana wax uu qof kasta oo qaan-gaadh ah oo aan bed-qabkiisa jireed...
WAA MAXAY DOORKA DHALLINYARADA KU LEEYIHIIN HORUMARKA BULSHADA?
Dhalinyaradu waa awood aan la loodin Karin oo Allah nagu maneystay cida uu doonana uu ugu gargaaro, cida uu doonana uu ku duleeyo.
Nebi Muhamed...
LOWSKA MAXAA FAA’IIDO AH OO LAGA HELAA?
Lawsku wuxuu ka soo jeedaa Koonfurta Ameerika oo ah meeshii laga bilaabay in lagu cuno qiyaastii 8000 sano ka hor laakiin hadda waxaa uu...