Golaha Aqalka sare ee BFS oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed
Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa cod aqalabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed.
Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed oo maalmahaan...
Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka ilaalinta naafada
Mudanayaasha golaha Shacabka ee BFS ayaa maanta ansixiyay Hindise- Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka Soomaaliyeed.
Hindise sharciyeedkan oo ahaa gacan taag ayaa waxaa oggolaatay 135-xildhibaan,...
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Ismaaciil Haniya
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil Haniya).
Allaha u naxariistee Ismaaciil...
Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda WFP
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay madaxa hay’adda WHO Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho kula kulmay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka...
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad
Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo heli lahaa Soomaali mid...
Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Iskaashatada ayaa...
Madaxweynaha JFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee BJFS
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisinta Mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali xoosh ayaa maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS,...
Madaxweynaha JFS ” Daawadeennu waa Diinta Islaamka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shirka labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in wax walba oo la...










