Arrimaha Bulshada

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah...

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS, ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) oo ka qeybgalaya Shirweynaha Dhijitaalka ee Dowladaha Afrika 2024 oo ka dhacay magaalada...

Tahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Jabuuti

0
Hayโ€™adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa shaacisay in 45 qof oo muhaajiriin ah ay ku dhinteen xeebaha Jabuuti, kadib markii laba doon oo ay la...

Mashruuca taakuleeynta carruurta agoonta ah oo laga daah-furay muqdisho

0
Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka...

Guddiga adeegga Xajka oo shaaciyay shirkadaha ku guuleystay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025

0
Guddiga adeegga Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaaciyay shirkadaha diyaaradeed ee ku guuleystay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa: Boolisku waa hayโ€™adda udub dhexaadka u ah siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha

0
Raโ€™iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in hayโ€™adda Boolisku ay udub dhexaad u tahay arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha, laโ€™aanteedna aysan waxba socon Karin. Mudane Xamse...

Wasiirka Caddaaladda oo sagootiyay sharci yaqaanno waxbarasho ka helay dalka Turkiga

0
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa munaasabad sagootin iyo dardaaran ah Muqdisho ugu qabatay sharci-yaqaanno ka tirsan howl-wadeennada Wasaaradda oo waxbarasho sare...

Taliyaha Booliska oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka UNOPS ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Alaโ€™a Nemer oo ah u qeybsanaha Soomaaliya ee Xafiiska...