Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.
Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...
Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka...
Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฎ๐d๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ayaa ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐ ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Ahna Guddoomiyahaย Kulan waynaha 70-aad ee Heyโadda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Furay Kulan-waynaha...
Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA oo la kulmay Safiirka Turkiga
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktas...
Duqa Muqdisho oo sheegay in ay dhiirra gelin doonaan cid kasta oo door ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu dhiiragelin doono cid kasta oo door...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameenaayo tuulada cayaaraha ee Stadium...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska iyo horumarinta lagu sameenaayo tuulada cayaaraha dalka ee Stadium Muqdisho.
Raโiisul Wasaare...
Wafdi ka socda BFS oo Switzerland uga qeyb-galaya Kalfadhiga 149-aad ee Baarlamaanka Aduunka
Geneva-Switzerland October, 12, 2024: Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay masโuuliyiin ka tirsan hayโadda IHH
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta...










