Arrimaha Bulshada

Taliyaha Booliska oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka UNOPS ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Alaโ€™a Nemer oo ah u qeybsanaha Soomaaliya ee Xafiiska...

Ku dhowaad 4,000 Arday oo u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda

0
Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Ardaydii ugu badneyd ay sanadkan u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay horumarinta Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Daccรฒ Coppi. Labada...

Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro oo ah kabka miisaaniyadda...

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan aaladda fogaan aragga ah kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah la yeeshay dhigiisa Wasiirka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka oo ay soo...

Dibad bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Nairobi

0
Isu soo bax ballaaran oo lagu weynaynayay dhalashadaย  Xabiibkeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeybgaleen Culimaaโ€™udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Munaasabadan...