Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka BFS oo kulamo ka yeeshay arrimaha Dastuurka dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 3aad ku gudajira soo bandhigidda soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa...
Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey qaybinta kaarka codbixinta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa si weyn u soo dhaweeyey in ay markii u horaysay helaan kaarkooda codbixinta kaasoo ay ku dooran...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...
Muqdisho oo saaka laga bilaabay qaybinta kaarka codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska dalka):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed. Guddida ayaa saaka subaxnimadii...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซr๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ฒ๐๐๐
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirrada Dastuurka Dowlad...
Billowga Ololaha Doorashooyinka ee Gobolka Banaadir: Talaabo Taariikhi ah oo lagu xoojinayo Maamulka hoose
Faallo ;Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u billaabay ololaha doorashooyinka deegaanka, iyadoo la diyaarinayo doorashooyinka golayaasha deegaanka ee lagu wado in la qabto...
Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka oo Guddoomiye Muungaab u doortay musharraxooda Gobolka Banaadir
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad ballaaran oo lagu hawlgelinayay Hawlwadeennada Ololaha Doorashada Golaha Deegaanka...
Raโiisal wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay munaasabadda saxiixa mashruuca dardargelinta iyo horumarka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Raโiisul Wasaare-ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qayb galay munaasabadda saxiixa mashruuca Dardargelinta Horumarka...
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dhiirigelisay ganacsatada ka qeybgashay Bandhigga 25aad ee EA
Nairobi-(Wargeyska Dalka)-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dhiirigelin u samaysay ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeybgashay Bandhigga ganacsiga 25-aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada...
Shirka carbiska Hawlgallada wadajirka ah ee ciidamada Bulshada Bariga Afrika oo ka furmay Nairobo
Nairobi-(Wargeyska Dalka)-Shirka qorshaynta carbiska Hawlgallada wadajirka ah ee ciidamada Bulshada Bariga Afrika oo ka furmay Xarunta Tababarka Nabadda iyo Gargaarka Baniโaadamka (Humanitarian Peace Support...










