Shirweynaha Garsoorka dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macallin ayaa maanta furay wejiga 1aad ee Shirweynaha Garsoorka Dalka oo sanadkiiba mar la qabto.
Wasiirka ayaa sheegay...
SoDMA oo gargaar ka qaybisay degaanno hoostaga Guriceel
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa ceelka Daboole ee duleedka degmada Guriceel waxa ay gargaar ugu qeybisay 120 qoys oo ka kooban...
Wasiir Roobow oo saxiixay qoondada Soomaaliya ee xajka sanadkan
Waxaa si rasmi ah ugu furmey dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, gaar ahaan magaalada Jeddah shir-weynaha/Maxdarka guud ee sanadlaha ah, kaasoo socon doona muddo 3...
Wasiirka cadaaladda XFS oo qaabbilay ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฐ๐๐๐๐ง ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ XFS ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐b๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฐ๐๐๐๐ง ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐จ๐๐๐ก๐ข๐ฆ...
Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo isku xiraya Soomaaliya iyo Shiinaha
Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha.
Maraakiibta ku...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya
Guddoomiyaha Hayโadda Batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan...
Agaasimaha SOMINVEST ee Soomaaliya oo la kulmay Hayโadda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait
Agaasimaha Xafiiska Dhirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (MoPIED), Maxamed Dubo, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xeer Habka Ciqaabta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta iyo Siyaasadda Qaran ee...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐๐-๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ข๐ญ
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Kuwait kaga qayb galay kulanka ugu...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo Kormeeray Wasaaradda Cadaaladda XFS
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, halkaas oo uu kusoo...










