Arrimaha Bulshada

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo goordhow ka furmaya Muqdisho

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda...

Wasaaradda Tamarta oo goobo Caafimaad iyo waxbarasho u samaysay koronto galin lacag la’aan ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Tamarta DFS, oo kaashanaysa saaxiibbada caalamiga ah, ayaa 335 xarumood oo isugu jira goobo caafimaad iyo waxbarasho u samaysay koronto-gelin bilaash ah. Wasiirka...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub ee...

Mudanayaasha labada aqal ee BJFS oo ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadda 2024

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa lixaad ee wadajirka ah, waxaana shir...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday...

Sawirro: Munaasabad weyn oo loogu dabaal-degayo Maalinta Macallinka

0
Muqdisho(SONNA):-Sawirro: Munaasabad weyn oo loogu dabaal-degayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka socota Tuulada Ciyaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho.              

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

0
Xuska maalinta macallinka Soomaaliya waxaa sanad kasta lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya,waana maalin ku wayn quluubta umadda soomaaliyeed oo loo dabbaaldego 21-ka Nofembar. 1974-tii ayaa...

Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa saakay Magaaladda Muqdishu ka daah-furay Shirka madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed ,kaas oo socon doona muddo...

Lix khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay nawaaxiga Xarardheere

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ciidamada Macaawisleyda ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa xalay fuliyay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaasi oo si toos ah loogu beegsaday...