Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay caasimadda Aljeeriya shirka caalamiga ah ee...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Hodan ka Daahfuray Qaybinta Kaarar-ka Codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Hodan ka daahfuray qaybinta kaarar-ka codbixiyeyaasha doorashooyinka.
Guddoomiyaha Guddiga Hoosaadka Howlgallada Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Amiin Xasan,...
Bandhiga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed oo ka Furmay Nairobi
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi Bandhigga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed 2025 kaasoo ka socda Mall-ka Two Rivers Mall.
Bandhigaan ayaa...
Wasiir Cadaay oo kormeeray dugsiyada degmada Matabaan
Matabaan(Wargeyska Dalka):-Wasiirrudowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobolladeedka Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo tagay qaar ka mid ah dugsiyada degmada...
Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
3 – 6 Jamaadul aakhir 1447 24 – 27 Nov, 2025
Muqdisho – Soomaaliya
Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qayb galay shir fogaan-arag ah oo lagu dooranayay xoghayaha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka qaybgalay shir fogaan-arag ah oo lagu dooranayay Xoghayaha...
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho shirweynaha 3-aad ee Culimada, oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS,...
Madaxweynaha JFS oo daah-furaya shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Gaalkacyo ka daah-furay diiwaangelinta codbixiyayaasha
Gaalkacyo(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo Soohdimaha Qaranka (GDMSQ), Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daah-furay Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Aqoonsiga (NIRA)
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).
Shirkan...










