๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐ฎr๐ซ๐๐๐ h๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐l๐ฅ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ m๐ฎ๐ช๐๐ข๐๐ก๐จ ๐ค๐ furmay
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr Maryama Mohamed Hussein, ayaa Daahfurka kulanka Ururka Dhakhaatiirta Cudurrada Haweenka iyo...
Shir ku saabsan Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga oo ka dhacay Muqdisho
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir ayaa guddoomiyay kulan sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka...
SAWIRRO: Degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo ay ka socota diiwaangelinta codbixiyaasha
Degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan Kaaraan iyo Hodan ayaa saakay looga dareeray diiwaangelinta cod bixiyeyaasha doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka, iyadoo boqolaal...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Hayโadda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mr. Lionel...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha Guga ee IMF iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed H. Shire, ayaa ka mid ahaa wafdiga rasmiga ah...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Guโga sanadlaha ah ee...
Guddoomiyaha SoDMA oo Gaalkacyo ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Baniโaadannimada Soomaaliya
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Baniโaadannimada Soomaaliya (CHF...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hayโadda GIST
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hayโadda GIST oo ka howl gasha...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirka xiliga...
Shirka Madasha Arrimaha Baniโaadannimada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Gaalkacayo
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya shirka Madashaa Arrimaha Baniโaadannimada Soomaaliya,kaa oo ay soo qaban qaabisay Hayโadda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka...