Wasiirka shaqada XFS oo qaabbilay wafdi ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Waddani ayaa maanta kulan...
Shirka Amniga koonfur galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada...
Guddiga Qaran ee doorashooyinka oo kormeer shaqo ku maraya dowlad goboleedyada
Wafdi ballaaran oo ka socda guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa safar shaqo oo kormeer ah ku jooga dowlad goboleedyada dalka.
Guddiga ayaa...
Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay kulanka guddi howleedka farsammo ee xiriirka arrimaha xasilinta
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Gen. Cabdullahi Shiekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee guddi howleedka farsammo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta.
Kulanka...
Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay safiirka sucuudiga u fadhiya Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlay adkeynta dardargelinta amniga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda iyo Xoojinta Wada-shaqeynta Maamullada Degmooyinka...
Muqdisho oo lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka ayaa shalayย lagu qatay magaalada Muqdisho, taas...
MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA NABADDOON FAARAX CABDI WAARRE
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi u diray qoyska oo ugu horreeyo madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Maxamed...
Tababar lagu baranayo Habka maamulka Garsoorka oo laga daahfuray Muqdisho
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Hon. Sulayman Mohamed ayaa ka qeyb galay daahfurka Tababar ku saabsan habka Maamulka Garsoorka oo lagu tababarayo Kaaliyeyaal cusub...
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐o kordhin ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u cusboonaysiiyey muddada xil-hayntooda Guddiga maamulka heyโadda Naafada Qaranka, si ay usii...