Arrimaha Bulshada

Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay barnaamijka nidaaminta dhulka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Nidaaminta Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo la adeegsanaayo Teknolojiyadda...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraatka...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonaysay in ay u tahriibaan...

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonayay in ay ka tahriibaan dalka Tunisia, halkaas oo ay doonayeen in ay ka...

SoDMA iyo hay’adda Daryeelka Hooyada oo yeeshay heshiis ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha...

Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo $20,000 ku wareejiyay qoys ay waxyeello culus kasoo gaadhay...

0
Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa deeq lacageed oo gaareysa 20,000 oo dollar waxa ay ku...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuusan hakad ku iman duullimaadyadii Muqdisho iyo Baydhabo

0
War ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba. “Hay’adda...

Madaxweynaha Masar oo billad sharaf guddoonsiiyay Wasiirkii hore ee Awqaafta C/qaadir Baqdaaddi

0
Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS, Sheekh C/qaadir Sheekh Cali Ibraahim “Baqdaaddi”  ayaa  ka qeyb galay xuska sanad guurada dhalashada Nabigeenna Muxamed...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo saxiixay buugga tacsida ee Ugaas Faracadde

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo booqday hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo furay shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta...

IGAD oo mar kale sheegtay in ay ka go’an tahay dhowrista madax bannaanida Soomaaliya

0
Xoghayaha Guud ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa markale caddeeyay sida ay IGAD uga go’an tahay dhowrista madax bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee...