๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ l๐-๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ w๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ d๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐จ๐จ k๐ f๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐๐จ
Hayโadaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka KMG ah, oo ay ka mid yihiin Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka...
Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare ee Shirka Qorsheynta Baarista...
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Culimaaโuddiinka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay maanta qaar ka mid ah Culumaaโuddiinka Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa Culimada kala hadlay...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabbilay qaar ka mid ah madaxda hayโadaha samafalka ee Turkiga
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hayโadda SoDMA ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday hayโadahaย dowladda Turkiga...
Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.
Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...
Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka...
Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฎ๐d๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ayaa ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐ ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Ahna Guddoomiyahaย Kulan waynaha 70-aad ee Heyโadda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Furay Kulan-waynaha...