Arrimaha Bulshada

Wafdi Ka socda DFS iyo QM oo Booqday Mashaariicda Sanduuqa Wadajirka ee Ka Socda...

0
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic muhiim ah oo...

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

0
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku guuleystay in uu ku biiro ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐“๐š๐ฅ๐จ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ee lagu magacaabo RAMP, isagoo...

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023

0
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023, waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,sedax xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay...

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ka ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ขrar caalami oo ku saabsan arrimaha maaliyadda

0
๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ˆ๐Œ๐…: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ๐Š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐š ๐†๐ž๐จ๐ซ๐ ๐ข๐ž๐ฏ๐š ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay...

Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska QM ee ka hor tagga dambiyadda Abaabulan

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala...

Hayaโ€™adda duulista: Ma jiro shil diyaaradeed oo dalka ka dhacay

0
Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hayโ€™adda ayaa...

Khuburada sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee NTP oo ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka

0
Khubarrada ku sugan sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), ayaa ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha. Doodaha Khuburada...

Deegaannada Puntland oo laga mamnuucay isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo

0
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada dowlad gobolleedka Puntland ayaa deegaannada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo. Horay sidan oo kale waxaa mamnuucay...

Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuca maalgalinta Adkeysiga Cimilada

0
Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb galay shirka Bangiga Adduunka iyo IMF

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay...