Arrimaha Bulshada

LOWSKA MAXAA FAA’IIDO AH OO LAGA HELAA?

0
Lawsku wuxuu ka soo jeedaa Koonfurta Ameerika oo ah meeshii laga bilaabay in lagu cuno qiyaastii 8000 sano ka hor laakiin hadda waxaa uu...

Dhulgariir ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia

0
Hey’adda Geophysics-ka Indonesia, ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 7 Darajo uu ku dhuftay maanta oo Arbaca ah gobolka Sulawesi ee Waqooyiga dalka...

Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad Baydhaba ka socda

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen “SAWIRRO “

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka...

DHALLINTEENNU MAXAA KU QASBAYA INAY RAACAAN TIMO JARASHADA MINGUURISKA AH?

0
Waxaan damcay in aan timaha ka jarto mid ka mid ah timo jarayaasha magaalada Muqdisho weliba  mid si la yeeb leh u sharraxan oo...

KAALINTA WADDOOYINKA HABEYSAN KA GEYSAN KARAAN ISDHAAFSIGA GANACSIGA

0
Ganacsiga waa wax aan looga maarmin isdhaafsiga badeecadaha iyo waxyaabaha ay soo saaraan Warshadaha. Waddamada reer Galbeedka iyaa isaga gudba habka isdhaafsiga Ganacsiga iyadoo la...

Kulan looga hadlayay ciribtirka Khawaarijta oo lagu qabtay Hobyo

0
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada Hobyo, kuwaas oo qeyb...

Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta

0
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaradda Amiin Mukhtaar Axmed iyo xubno...

Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai

0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya...

Dowladda Masar oo Soomaaliya siineysa deeq Waxbarasho oo joogto ah

0
Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Farax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-celiyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad kasta siin...