Arrimaha Bulshada

MEEL KASTA OO AADAME TAGEY AYAAN DARRO LAGA SOO SHEEGAYAA!

0
Hay’adda NASA ayaa sheegtey in meeraha dhulka ay ku dul wareegayaan, in ka badan 128 malyan oo ah jajab ka dhashey burburka aalado hore...

QUURSIGA WAA LA DIIDA

0
Mar haddii rag aad xisaabtantaan oo aad foodda is gelisaan si kasta oo tabartaadu u yar tahay oo aadan haysan ciidan iyo maaliyad haddana...

WADAJIR BAA WAX LOO QABSADAA

0
Wadajir ayaa wax lagu difaaci karaa waayo soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Ilko wada jir ayeey wax ku gooyaan, sidoo kale adduunyadu waa iskaashi iyo wax...

GUURKA AAN LAGA FIIRSAN KHASAARO AYAA LAGA DHAXLAA

0
Magaalo, Demo ilaa heer tuulo soomaaliya dadka markaad dhageysato hadalladooda waxay wax ka sheegayaan, dabaaldegga arooska iyo fantasiyaha hoteellada lagu dhigayo ay aad u...

FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO WAX AKHRINTA

0
Akhriska waa awoodda aad u leedahay  in aad ogaataa ama baartaa soyaalka taarikh tagtay, taxana tagan ama timaado tilmaaman. Akhrisku wuxuu u dhexeeya akhriyaha iyo...

Xuska maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo

0
21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weyn quluubta bulshada Soomaaliyeed, waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ka...

ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA

0
Islaamku wuxuu aabaha iyo hooyada ku waajibinayaa in ay u istaagaan barbaarinta ubadkooda oo ay lagama maarmaan tahay in ay ahaato barbaarin wanaagsan oo...

DUCADA WAALIDKA WAA FURAHA JANNADA

0
Bari baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...

AKHLAAQDA IYO XISHOODKA GABADHA MUSLIMKA AH

0
Ka hadalka Mowduucan ma ahan wax lagu soo koobi karo maqaal yar, waa mowduuc aad u ballaaran oo aan qoraal yar looga bogan karin,...

HAWEYNEY NINKEEDA KA XAREEYSAY ROOBKA IYADOON U QASDIN

0
Sheekadan aadka xiisaha u leh ayaa ah sheeko xiisa galin doonta aqristayaasheena Wargeyska Dalka oo aalaaba aan Ku soo gudbino sheekooyin xiisaleh oo Kala...