Arrimaha Bulshada

Warbaahinta Bulshada oo saameyn ku yeelatay dhaqanka soo jireenka ahaa ee soomaalida [warbixin].

0
Dhaqanka Soomaaliyed waa mid soo jireen ah kaasi oo jiilba jiil uu ka dhaxlay sida Taariikhda lagu sheego, waana hab nololeed iyo nidaam dhaqan...

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho+(SAWIRRO).

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka Qaran ee ka...

Dhallinyaradda is abaabulay oo dhaqallo uruurin u sameyay dadkii ku wax yeelobay fatahaadaha wabiga...

0
Kullan ay dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan ku qabteen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxay kaga hadleen...

UK oo deeq waxbarassho siineysa Soomaalida

0
Xarunta Chevening ee dowladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta iyo hoggaaminta ayaa bixineysa fursad waxbarasho oo u furan aqoon yahannada Soomaalida ee leh xirfadaha hoggaamineed. Haddaba...

Xarun Waxbarasho Islaami ah oo soomalida ku nool dalka turki leeyihiin ayaa laga hirgaliyay...

0
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayo Dugsi lagu barto Qur’aanka Kariimka ayaa waxay ka dhacday magaalada Istabul ee dalka Turkiga,waxaana ka qeyb galay culimaa’udiin,Waalidiin iyo...