Arrimaha Bulshada

Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka

0
Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka,boob iyo dhaqan doorinta ee waxay sidoo kale burburiyeen...

Genaraal indha qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga

0
Taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Genaraal Daahir Aadan Cilmi( Indha qarshe) oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay hawlgallada dalka looga xoreynayo kooxaha...

Wasiiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta ku qaabilay u...

Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta

0
Culumada Soomaaliyeed ayaa si midnimo leh ummadda Soomaaliyeed ugu soo bandhigay baadinimada kooxaha Khawaarijta ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay faafiyaan iyo garab...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo madaxa EUCAP-SOM oo ka wada hadlay daadejinta arrimaha...

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma. Labadda mas’uul ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan mira dhal ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Mr. Akinwumi Adesina. Wasiirka iyo...

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo la shaaciyay

0
Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada...

Waxgaradka Gaalkacyo oo isku raacay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta

0
Kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay waxgaradka iyo Bulshada magaaladaas ku go’aamiyeen in ahmiyadda koowaad la siiyo howlgallada ka dhanka...

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga Adduunka

0
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga adduunka oo uu hoggaaminyay Mr. Harris Khan. Labada mas’uul ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamze oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha...