Arrimaha Bulshada

TALO GUUD HALLA GAARO

0
Adduunyadu waxay xoog iyo horumar ku gaartay midnimo iyo wadajir . Haddii aan ka soo qaadno Jarmalka hantigoosad iyo hantiwadaag ayey ku kala biirtay waqti...

QEEXIDDA MUSUQ-MAASUQA

0
Waa howlo si hoose ah oo aan daahfurnayn ay u fuliyaan shakhsiyaad ka shaqeeya xafiisyada dowladda iyaga oo markaasi xil ka haya, sida maamulayaasha,...

HAWEENKU WAA HORSEEDKA HORUMARKA DALKA

0
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...

KA SHAQEE NADAAFADDA CAASIMADDAADA

0
Magaalooyinka adduunka waxaa lagu qiimeeyaa nadaafaddooda waxaana ka wada shaqeeya dadka ku nool oo aan u ooggoleyn in warqad ama wax kale oo qashin...

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho taasi oo dib...

Wasiir ku xigeenka cafimaadka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho

0
Wafdigan oo uu horkacayay Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidookalena ay qayb ka yihiin Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Puntland, ayaa...

MUDANE ILAALI SIRTA QARANKAAGA

0
Haddaad tahay muwaadin dhab ah oo xalaal ah mudane, Ilaali sirta Qaranka oo hadhaawicin hannaanka geedi-socodka siyaasadeed ee Xukuumadda, markasta oo uu tago sahanka...

Hooyo iyo Haweenka

0
Ina Aadame oo dhan wuxuu ka soo farcamey Aadan iyo Xaawo oo Qur’aanka Kariimka ahi caddeeyey sida lagu abuurey labadooda (Aadam oo carro laga...

QORI MADOOW IYO QALBI MADOOW HAATAN XIISO LOOMA QABO

0
Tan iyo burburkii, dalka waxaa isla joogay qof la dulmiyay iyo qof wax dulmiyay, dhammaan musiibooyinkii na soo marayna wax aan khasaaro iyo tuugsi...

MAXAY NAGA HALLEEYEEN OON KU DIIDNAA MA GABAL DAYE AYAAN NAHAY?

0
Waa xaqiiq mar haddii uu jiro xifaalatan siyaasadeed iyo kursi kala riixasho in la soo faag faago wax aan jirin iyo been abuur aan...