Arrimaha Bulshada

Kuuma aanan guursanin inaan kula ciyaaro

0
Waxay is guursadeen sheeko jaceyl oo qurux badan kadib, labo todobaad markay wada joogeen ayuu ninkii u soo toosay si uu shaqo tago. Musqusha...

GANACSIGU WAA FAA’IIDO MARNA WAA QASAARO

0
Ganacsatada loo yaqaanno waratada waxa ay ka mid yihiin ganacsatada yar yar waxaana sida badan ku howlanaan jiray Haweenka oo badanaa soo bandhigi jiray...

GANACSIGU KOW IYO LABO MAAHAN

0
Magaalooyinka, waxaa xarumo ku leh dowladda, hay’ado iyo shirkado gaar ahaaneed sidaa darteed ayey ugu mehrado badan tahay goobaha kale. Dadka magaalooyinka deggan way ka...

WADDANIGU MAGAC BUU HELAA

0
Waddaniga waa ruux u taagan horumarka dalkiisa iyo dadkiisa . Hankiisu ma aha boob iyo hanti lunsasho wuxuuna isha ku hayaa difaaca dalkiisa iyo dadkiisa...

MUHIIMADDA CIIDAMADA SOOMAALIYEED

0
Maxay tahay muhimadda ay leeyihiin ciidan, dal majiri karaa ciidan la'aan? Ciidan waa awoodda kaliya uu leeyahay dal waliba, ciidanka waa ilaalada ama difaaaca dalka,...

HAWEENKU WAA HORSEEDKA NABADDA IYO HORUMARKA DALKA

0
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...

JIRITAANKA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA OO CIRIIRI KU JIRTA

0
Marka aad tagto suuqyada iyo meelaha laga dukaameysto waxaad arkeeysaa Doolarka Mareykanka oo suuqyada waa weyn iyo kuwa yar yar oo si isku mid...

DERISKII LIBAAXA IYO DAWACADA (QEYBTA-1AAD)

0
Deris ayey ahaayeen libaax iyo dawaco labo sac ayeyna xoolo ka lahaayeen qofba maalin ayuu raaci jiray xoolaha. Maalintii dambe libaaxa ayaa raacay xoolihii wuxuu...

SHEEKADII-QUDBO SIRO QABKEYGII KU WAAYAY (QEYBTII-1AAD)

0
Berri baa waxaa xaafadda barafka iyo dhuxusha u keeni jiray oday illaa 40 jir ah oo ay baso iyo bariirba bidaari hooshay, doobnimona ku...

MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED EE KOOFUR AFRIKA DHIIGOODA YAA U MAQAN?

0
Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida arxan darrida ah loogu laaynayo dalka Koonfur Afrika iyagu dhiiggooda ma hal bacad lagu lisaa? Miyeysan lahayn cid ama dowlad...