Howlgallo ka dhan ah argagixisada oo laga sameeyay degaannada Garasyaani iyo jiciboow ee gobolka...
Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay deegaannada ku xeeran Jiciboow iyo Garasyaani ee Gobolka Hiiraan.
Guutada 15aad...
Agaasimayaasha iyo madax qeybeedyada shaqaalaha ee wasaaradaha dowladda oo maanta tababar loo furay
Guddiga Qaran ee shaqaalaha rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar iyo wacyi-gelin ku saabsan xeer-nidaamiyaha maamulka shaqaalaha u furay Agaasimayaasha iyo madax...
WARGEYKA DALKA OO ISNIIN WALBA SOO BAXA KALA DAG LINKIGA HOOSE
https://drive.google.com/file/d/1WRW_xH1i8tLhz-SPNszOQQPKGCq6OvdM/view?usp=sharing
Cuno gargaar oo la gaarsiiyay dad danyar ah oo ku nool Buuhoodle
Ha’yadda wadaniga ah ee Tadamun oo fulinaysa wajiga labaad ee mashruuca gurmadka degdega ah ee lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen ayaa...
Ciidamada iyo dadka deegaanka gobolka Hiiraan oo lagu bogaadiyay ciribtirka argagixisada
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidanka guutada 15-aad ee Xoogga dalka Soomaaliya,...
Siyaasiyiinta & Bulshada Koonfur Galbeed oo isku raacay dagaal ka dhan ah argagixisada
Wasiirada, xilhibaanada, siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo shirweyne ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay kaalintooda...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka TanaForum
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dalka Itoobiya kaga qeyb galaya shirka TanaForum, kaas oo inta uu socdo diirada lagu...
Wasaaradda ganacsiga XFS oo ganacsatada uga digtay in ay la macaamilaan argagixisada
Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo fulineysa amarka dowladda ee ku aadan la dagaalanka argagixisada ee dhanka dhaqaalaha ku amartay dhammaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, islamaarkaana ku sugan...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo 20- tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen.
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya...