MAXAY NAGA HALLEEYEEN OON KU DIIDNAA MA GABAL DAYE AYAAN NAHAY?
Waa xaqiiq mar haddii uu jiro xifaalatan siyaasadeed iyo kursi kala riixasho in la soo faag faago wax aan jirin iyo been abuur aan...
JAHLIGA IYO SOOMAALIGA
Bari waxaa reero miyiga yiil/daganaa macallin u ahaa nin wadaad ah, oo qur'aanka xafidsanaa balse aanay aqoon kale diini iyo maaddi tooni u wehelin.
Wadaadkaas...
ISTICMAALKA QALDAN EE DAWOOYINKA OO KU SOO BADANAYA MUQDISHO
Dad badan ayaa taga goobaha lagu iibiyo dawooyinka mana wataan waraaqaha dawo qorista ee dhaqaaatiirta waxayna qaarkood iska doortaan nooc dawo oo ay doonayaan...
CAQLIGA IYO GARASHADU WAA INAY WADA SHAQEEYAAN
Caalamku waxaa uu marayaa qarnigii teknolojiyada iyo horumarka wuxuuna ku tallabsanayaa horumarro kala duwan taas oo ay tahay in Soomaalidu la saanqaado .
Soomaaliya waxay...
FADLAN KA TOOS MUWAADIN OO KU BARAARUG KHATARTA COVID- 19 INTAAN LAGU SEEXIN HALKAAN.
Ilaahey baa Mahad leh naga dhigay Ummad Islaam ah, waxaana Allaah ka baryeynaa in uu naga badbaadiyo shartiisa Cudurkan Caalamiga ah.
Haddaba, waa dilaa aan...
DEEGAANKU WAA SAFAANA BAHAL GALEEN AH
Dadku sida noolaha kale oo dhan wax uu halgan adag u gu jiraa in uu badbaado oo noociisu sii jiro oo aanu duruufaha ku...
SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...
QAABKEE LOO BIXIYAA SAKAATUL FITRIGA?
Haddaan guda galo mowduuca aan maanta soo qaadanayo waxa uu yahay Sakaatul-fitiga.
Sakada fidrada waa mid ka mid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruux kastoo...
ROOBABKA GU’GA OO KA BILLOWDAY GUUD AHAAN DALKA
Iyadoo bilihii la soo dhaafay uu jiray kulayl aad u fara badan gaar ahaah bilihii Febraayo iyo Maarso ayaa lagu soomay toddobaadkii hore ee...
QIRASHADA QALADKAAGA
Qof kasta oo nool wuxuu galayaa qalad inta uu nool yahay mana jiro qof aan qaldamin hase yeeshee waxa lagu kala duwan yahay ayaa...