Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 3-aad
Dagaalka ay Dowladda ku wajaheyso dadka xatooyada ku sameynaya hantida loogu adeegayo dadka iyo dalka ayaa ku soo aadaya xilli la soo xiray dad...
Ciidanka xoogga oo howlgal lagu ciribtirayo khawaarijta kawada inta u dhexeeyso degaanada Gal-cad iyo...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud.
Howlgalka ayaa khasaare...
Taliyaha Boliiska iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta Ciidanka Birmadka Booliiska
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ay wehliyaan...
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Shirguddoomiyey Kalfadhiga Saddexaad ee Aqalka Sare
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa...
Wasiir Fiqi oo Dhuusamareeb ka furaya shirka xasillinta iyo barnaamijka deegaan bile ee Galmudug
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane, Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira heerarka dowladda iyo xubno beesha...
Madaxweynaha dalka oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo...
Ciidanka xoogga Dalka oo dilay Horjoogayaal katirsan khawaarijta
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah ka sameeyay deegaanka Weel-Maaroow iyo goobo kale saldhig u aheyd xubno...
Warbixinta Toddobaadlaha ee wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo...
Shir ku saabsan katashiga masiirka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho
Shirkan loogu hadli doono arrimo ku qotama masiirka dalka ayaa waxaa lagu casuumay madaxdii hore ee dalka soo hogaamisay oo isugu jira Madaxweynayaal iyo...










