Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS

Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, isagoo helay 142 cod.

 

Halka Xildhibaan Cabdiqaadir Cumar Macallin, oo ahaa musharraxii la tartamay, uu helay 30 cod.