Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maaanta soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa.
Haddaba,war=saxaafadeedka maanta ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka waxa uu u qornaa sidatan:-


