Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee gobolada Waqooyi ee dalka oo ka socotay magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay dadka kala ah;
- Deeqa Xasan Xuseen
- Cabdirisaaq Axmed Cali
- Naciima Xasan Xaaji
- Saciid Cabdi Xasan Cowke
- Abwaan Axmed Ibraahim Maxamed Qorane
Sidaas waxaa ku soo gabagabowday doorashada aqalka sare ee Soomaaliland, sida uu ku dhawaaqay guddiga maamulaya doorashada.