Hay’adda SARIS oo bayaan ka soo saartay Adeegsiga Hormoonnada Bisleeya dalagyada

Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaannada Beeraha Soomaaliyeed ee SARIS oo bayaan kasoo saartay Adeegsiga Hormoonnada Bisleeya dalagyada sida Mooska, (Ethar plus & Ethephon 40% SL).