Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Shirweynaha 1-aad ee badaha Soomaaliyeed oo looga hadlay amniga badaha, dhaqaalaha buluugga ah iyo khayraadka ayaa gabangabadiisa laga soo saaray bayaan ku wajahan arrintaas.