Waqtiga la qabanayo Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la shaaciyay By osman Dhiblawe - August 4, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray Jadwalka Wakhtiga rasmiga ah ee la qabanaayo Doorashada.