Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo magacaabay Golaha Wasiirrada Maamulkaas

Baydhabo(Wargeyska Dalka);-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa Xalay wareegto uu soo saaray ku magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee Maamulkaas.

 

Golaha Wasiirrada cusub ayaa ka kooban 26 Wasiir, 3 Wasiiru Dowle iyo 22 Wasiir ku-xigeen, sida ku cad liiska uu hoggaamiyuhu shaaciyay.

 

Hoos ka akhriso liiska Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

 

FB_IMG_1783753902299.jpg 

3.jpeg 

2.jpeg 

FB_IMG_1783753897182.jpg