Guddiga Doorashooyinka oo Ceeldheer ka Daah-furay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo ayaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ka daah-furay ololaha diiwaangelinta doorashooyinka.

Shacabka degmada ayaa safaf dhaadheer ugu jira sakay sidii ay isku diiwaangalin lahayeen si ay ugu qeeyb noqdaan doorashada qof iyo codka ah ee ka socota guud ahaan dalka.FB_IMG_1782722672493.jpg

 

FB_IMG_1782722664124.jpg

 

 

FB_IMG_1782722661530.jpg