Wasaaradda Haweenka oo magacowday Golaha Haweenka Qaranka By osman Dhiblawe - June 25, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magacowday Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.