Bishkek: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane Fatxudiin Cali ahna Safiirka aan deggenayn ee Jamhuuriyadda Kirgistaan, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kyrgyzstan mudane Sadyr Japarov.
Danjiraha ayaa si rasmi ah u noqday safiir aan deggenayn oo Soomaaliya ku matala dalka Kyrgyzstan.


