Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Ku-Meel-Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Hoggaamiya koonfur Galbeed oo dhawan Dowladda ay magacaawday ayaa Magaalada Baydhabo ka wada kulama uu la qaadanay Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka kuwaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta Nabadda  iyo Wadajirka Bulshada.