Muqdisho-Wargeyska Dalka- Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa Maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

